Askar ka tirsan AMISOM oo lagu dilay qarax & Al-Shabaab oo ka hadashay

Kolonyo ay wateen ciidamada AMISOM ayaa qarax lagula eegtay inta u dhexeysa degaanada  Danow iyo Golweyn ee gobolka Sh/hoose sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Qaraxan oo ahaa miino wadada lagu aasay ayaa la sheegay inuu qabsaday qaar ka mid ah gaadiidkii ay wateen ciidamada AMISOM. Goob joogayaal ayaa sheegaya in qaraxa ka … Continue reading Askar ka tirsan AMISOM oo lagu dilay qarax & Al-Shabaab oo ka hadashay